by admin | Jun 14, 2014 | News
( Garowe ) Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta xarunta barlamaanka Puntland ee Garowe Muxaadaro ugu jeediyay Saddexda Gole ee Dowlada Puntland. Muxaadaradaan oo ku saabsanayd u adeegida Bulshada ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng....
by admin | Jun 14, 2014 | News
Dangoroyo:- Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Dhawaa nahaan Safar Dacwadeed Ku Maraayay Dhulka Soomaaliya Gaarhaan Purtland Sheekha Maxamed Cabdi Umal Oo Ku Suganaa Magalada Garowe Mudo Shan Cisho Ayaa Saakay Oo Sabti Ah Wuxuu U Kicitimay magaaloyinka Kale Sheekh Maxmed...
by admin | Jun 14, 2014 | News
Sheekh maxamed cabdi umal oo saakay kasoo kicitimay caasimada puntaland ee gorowe ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay degmada dengarowe halkaas oo sheekhu muxaadaro ujeedshay boqolaal dadweyne ah oo ugu Jediyay Dadad Weena Aad U Tirabadan usoo baxay soodhaweyn tiisa...
by admin | Jun 14, 2014 | maqaallo
Waa run oo ninna nin kale meel uguma xirna laakiin hadalkaani ma aha hadal cilmi iyo caqli midna ku dhisan; waayo amarka Rabbigeen ku baxshay in kitaabka iyo sunnada loo noqdo mid la mid ah ayuu ku baxshay in Ehlu cilmiga wax la weydiiyo, garna maaha Ilaahoow amarka...
by admin | Jun 13, 2014 | News
Nairobi:-Dufcadii ugu horreysay ee arday ah ayaa maanta ka qalin jibisay jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf international university, ee dalka Nairobi Kenya. Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, loona qabtay arday ka qalin jibineysay jaamacadda Raaf,...