by admin | Jun 12, 2014 | Kaydka Culimada
( Garowe ) Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta xarunta barlamaanka Puntland ee Garowe Muxaadaro ugu jeediyay Saddexda Gole ee Dowlada Puntland. Muxaadaradaan oo ku saabsanayd u adeegida Bulshada ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng....
by admin | Jun 12, 2014 | News
Garowe: Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Mudane C/Xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Muftiga weyn ee Soomaaliyeed Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada ugu waaweyn culimada Soomaaliyeed si aad ahna looga qaddariyo...
by admin | Jun 11, 2014 | News, Waxqabad
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa oo taariikhdu tahay 11/06/2014 waxaa uu habeenkii saddexaad galay maxaadarooyinkii taxanaha ahaa ee uu ka jeedinayay magaalada Garoowe gaar ahaan masjidka weyn ee Al- huda. Maxaadarada caawa ayaa ka waxaa uu Sheekh uga hadlay...
by admin | Jun 10, 2014 | News, Waxqabad
Garowe. Waxaa la galay habeenikii labaad oo ay si toos ah u socoto muxaadaraadkii SH. Maxammed Cabdi Umal ee ka socotay magaalada garowe .waxaa na caawa oo ay tariikhdu ahayd (11/06/2014) -furay maxaadirada wasiirka amniga Xassan Cismaan Alloore. Wasiirku waxa uu...
by admin | Jun 10, 2014 | News, Waxqabad
Garoowe:-Waxgaradka iyo Culumada Put;and ayaa si weyn u soo Dhaweeyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowr maalmood ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana ay sheekha Loo Soo Dhaweeyay si aad u qiimo badan Sheekha Aad Ayuu Igu Mahad Celiyay Soo...