by admin | Jun 9, 2014 | News, Waxqabad
Garowe:- Muxadaradii 1 aad Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka Jeydinaya Masjidka Ween Al Hudaa Magaalada Garowe Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Dad Weena Aad U Tira Badan Masjidka Ayaad Arkeysaa Inay Aad U soo Buux Dhaafiyeen Shacabka Ku Dhaqan Garowe Kadib Markii Sheekh...
by admin | Jun 9, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maan tay soo gaaray magaalada garowe caasimada puntland ee garowe caalimka soomaliyedd Sheekh maxamed cabdi umal. Sheekha oo maalimihii lasoo dhaafay si aada loo gu diyaar garoobayay soo dhaweyn tiisa ayaa maantay soo gaaray garowe sheekha oo looga hor tagay...
by admin | Jun 9, 2014 | News, Waxqabad
GAROWE:- Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in uu gaaro magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Sh Maxamed Cabdi Umal oo maalmihii la soo dhaafay socdaal dacwadeed ku soo maray Waqooyiga Soomaaiya ayaa xalay...
by admin | Jun 9, 2014 | News, Waxqabad
Mecca:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hay,ada culumada Soomaaliya ahna Amiirka Jamaacat Ictisaam bilkitaab wasuna ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga haday horumarka ay sameysay dacwa Islaamiga ee Soomaaliya. Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dalka...
by admin | Jun 8, 2014 | News, Waxqabad
Gaalkacyo:-09/09/1435H kuna began 07/06/2014, Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka furmey Dowro ay soo qaban qaabisiyey qabashadeeda & fulinteedaba Mu’asasada Dacwada & Tacliinta ee SAFA looguna talo galey ardeyda Dusgiyada Sare ee Magaalada...