by admin | Jun 8, 2014 | News
Laascaanood:-Waxaa Caawa ka dhacdey Masjid Jaamaca Weyn ee magaalada Laascaanood Muxaadaradii u danbeysey oo uu ka Jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo habeenkii Saddexaad ka galaya Muxaadarooyina Taxane ah oo uu maalin iyo Habeen wadey Shiikhu wuxuu Jeeediyey Muxaadaro...
by admin | Jun 8, 2014 | News
Laascaanood:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa Saaka la Yeeshey Kulan Ballaadhan Ducaadda GobolK Sool iyo Nawaaxigiisa .Kulankaan ayaa waxaa uu ka dhacey Hoolka Wayn ee ee Mac-hadka Alfurqaan , Waxaana Kulanka Ugu Horreyntii Bilaabey Gudoomiyaha Mu’asasada ALKARAM Farceeda...
by admin | Jun 8, 2014 | News
Laascaanood:-Laascaanood Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa maanta waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dumarka magaalada Laascaanood waxaana ay muxaadarada ka dhacday masjidka weyn ee jaamica Cinwaanka muxaadarada uu u jeediyey Sheekh umal dumarka ayaa...
by admin | Jun 8, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa galabta kulan soo dhaweyn ah uu ka dhacey xarunta New Campus ee Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada Laascaanood waxaana lagu soo dhaweynayey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Safar Dacwadeed ku jooga Magaalda Laascaanood ee xaruta Gobolka Sool. Kulanka ayaa waxaa...
by admin | Jun 4, 2014 | maqaallo
Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa’iidaystaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanaynaa Axuu Xamza Al-Masri oo ah wadaad si aad ah looga yaqiinay LONDON-...