+252 90 7798232 [email protected]
SHEEKO GAABAN. (dhibatada tala xumada)

SHEEKO GAABAN. (dhibatada tala xumada)

Waxaa layiri waxaa jiray magaalo dadka dagan kuligood ay doqomo ahaayeen. Waxaa ku yaallay magaalada god wayn oo dadku ay ku dhacaan, maalin ayay shir isugu yimaadeen dadki magaalada daganaa si ay xal ugu helaan godkan dadka badan ay kaga dhinteen, waxay magacaabeen...