by admin | May 29, 2014 | News
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Galbeedka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in la qaban doono Mutamarkii ugu waynaa abid, oo goboladaan Jaaliyadu ku qabsato. Mutamarka waxaa ka soo qeyb gali doona haduu ALLAAH idmo culumada...
by admin | May 29, 2014 | News, Waxqabad
Muxaadaro ku saabsan xoojinka iimaanka ayaa caawa ka bilaamatay magaalo madaxda dawladda Puntland ee Garowe. Waxay ka dhacday muxaadaraas masjidka weyn ee Al-Huda qaybtiisa hoose iyo qaybtiisa dhexe-ba. Sh maxamedIbraahiim Shakuul ayaa ahaa sheekhee soo jeedinayey...
by admin | May 25, 2014 | News, Waxqabad
soo dhaweyntaan oo ahayd mid qaran. ayaa loo sameeyay waftiga uu hogaaminayay sheekh maxamed shakhuul waftigaan oo kasoo kicitimay wadanka keynya ayaa is kugu jiray madax dhaqameed siyaasiyiin ganacsato iyo mas uuliyiin sarsare oo kamida...
by admin | May 24, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa galab nimadii jimcaha taariikh duna ku beegnayd 23/05/2014 kadhacday munaa sabad siheer sare ah loo soo agaa simay xarunta weyn ee mac-hadka khadiija bintu khuwaylad ee lagu barto culuumta shareecada islaamaka , munaasabadaan oo iskugu jiratay arday la...
by admin | May 21, 2014 | maqaallo
Jihaadka Suuqa Madow ah Waxa dadka xaq doonkaa lagu gartaa markii la hor dhigo qodob gar ah dib ayey u joogsadaan wayna gar qaataan. Dadka ahlul baadilkaana waa is maqiiqaan oo isla waynankoodaa denbi ku xanbaara (Haddii la yiraahdo alle ka cabso, islaweyni buu...