by admin | May 21, 2014 | maqaallo
Qurbacleey iyo qalalaasaha qoyska Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lammaanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan...
by admin | May 21, 2014 | News, Waxqabad
Boqolaal kamid ah Dadweynaha iyo Masuuliyiinta Boosaaso ayaa isugu soo baxay Banaanbax Roob doon ah oo ka dhacay Garoonka kubada cagta ee magaalada boosaso,halkaasi oo lagu tukaday Salaad Eebe Raxmadiisa looga baryay. Masuuliyiin iyo Qaar ka mid ah Culimada ugu...
by admin | May 20, 2014 | Kaydka Culimada, News, Waxqabad
Sheekh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf Oo kamid ah culimada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha kasoo jeedshay Markizka weyn Ee Al Rowda Magaalaadda bosaso . waaxaa sheekha oo lagu yaqaan fidin ta dacwada islaamka waxaa uu ciwaan ugadhigay nnnn waxaana...
by admin | May 19, 2014 | News
munaa sabad kadhacday wasaarada waxbarasada dowladda puntland oo ay dhaqaale kula wareega yeen gudiga dhismaha buun dooyinka ayaa waxaa kasooqayb galay guduga dhismaha buun dooyinka wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada maxamed cali faarax iyo maamula yaasha...
by admin | May 19, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday gobolka nugaal gaar ahaan Caasimada puntland Ee garowe dardar galin dhinaca fidint dacwada waxaana garwadeen ka ahaa mu,asasada Alminhaaj Xafiiskeda gobolka nugaal waxaana minhaaj bili hii lasoo dhaafay bilooday in ay...