+252 90 7798232 [email protected]

Adeer Xamar Aakhiraa noo dhaanta !!!

Kn: Waa habayn barkii xili uu aadanuhu intiisa badan hurdo , Telifoonkayga oo aan inta badan habaynkii damin jiray dhawaaqay , Ilaahay amarkii habaynkaas waan iloobay inaan bakhtiiyo , anigoo naxsan ayaan durba qabtay , waa qofma , markiiba waxaa ila hadlay wiil aan...
Ma laga yaabaa inay garwaaqsadaan? | Sh. Muxamad Idris

Ma laga yaabaa inay garwaaqsadaan? | Sh. Muxamad Idris

Daabaco | Print |Fafin Alminhaaj.com Sunday, October 18, 2009 // 12 Jawaabood Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Maanta taariikhdu waa 18/10/2009. Waxaan Maqaalkan ku bilaabayaa inaan wax yar ka xusuusiyo akhristaha...