by admin | May 11, 2014 | maqaallo
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 lagu siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, waxayna ila noqotay in dad badan ka faa’iidaysan karaan. Waa...
by admin | May 11, 2014 | Waxqabad
Halkaan kaga bogo Nadwo cilmiyeed kii 6Aad ee kadhacday caasimada puntland ee garowe waxaana ciwaankeedu ahaa ( وللأ تتبعو ا السبل فتفر بكم عن سبيله ) waxaana kasoo qayb galay culimo caan ka ah guud ahaan caalamka gaar ahaan soomaaliya waxaana kamid ahaa (1) Sh.Dr...
by admin | May 8, 2014 | News, Waxqabad
Wafti uu hogaaminayo Sheekh mukhtaar axmed faarax gudoomiyaha mu,asasada alminhaaj xafiiskeeda caasimada puntland ee garowe, ayaa safar dacwo waxaa uu ku tagay in kabdan 10 magaalo kuwaas oo iskugu jira magaalooyin waaweeyn iyo tuulooyin , Waxaa gudoomiyaha ...
by admin | May 3, 2014 | maqaallo
Waxaan qormadan 4aad ku soo qaadanaynaa qiso aad u yaab badan oo aad ila wadaagi doontaan qeybaheeda kala duwan ee aan soo bandhigi doono. – Waxaan ka codsanayaa aqristaha in uu iigu dulqaato dheerarka qisadan oo hadii laba jeer la kala qoran kala...
by admin | May 3, 2014 | News, Waxqabad
Xaflad siheersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday dabaqa sare Masjidka alhudab Ee caasimada puntland ee garowe Xafladaan oo ah midii labaad ee ayiska kaashadaan idaacada alxikma garowe iyo spare parts ka Bixin waxaana dhamaan dhaqaalaha kubaxa tartaankan oo ah...