by admin | Apr 30, 2014 | News, Waxqabad
Shir jaraa id oo ay siwada jir ah uqabteen gudoomiyihii gurmadka sheikh maxamuud xaaji yuusuf iyo gudoomiyaha fulinta Mu,asasada alminhaaj faraceeda gobolka nugaal Sheekh mukhtaar axmed faarax . Waxay kusoo bandhigeen mu,asasada almnhaaj oo culimo udirtay goobihii ay...
by admin | Apr 29, 2014 | maqaallo
Nairobi:-Waa qeybtii 3aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo bandhigno dhacdooyin mudan dhugasho gaar ah. waxaan qeybtan ku soo qaadanayanaa nin ka qeyb qaatay dhacdadii tataarku ku qab sadeen caasimadii Muslimiinta ee Baqdaad qarnigii 7aad ee Hijriga (656H), kuna...
by admin | Apr 28, 2014 | News, Waxqabad
Roobdoontaan oo ay horay ugu baaqeen wasaarada diinta iyo owqaafta puntland iyo hayada al minhaaj dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka nugaal ayaa ugudanbayntii waxaa kasooqayb galay dad kor udhaafaya 1000 ayaa lagu tukaday laba rakcadood oo salaada roobdoontaa...
by admin | Apr 27, 2014 | maqaallo
Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yahay ( في قلب الجهاد – كيف تسللت إلى صفوف القاعدة ثم تخلت عني المخابرات...
by admin | Apr 26, 2014 | Kaydka Culimada, News, Waxqabad
Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo kamida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uukagahadlay arimo badan oo bulshada soomaaliyeed ubaahnaayeen. Waxaana...