by admin | Apr 20, 2014 | News, Waxqabad
Boosaaso:-Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12aad ee lagu qabto BosasoMawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyadoo intay socotay laga soo jeediyay Duruus aad u qiima badan oo ay ka qayb...
by admin | Apr 19, 2014 | Events, News
Habeenkii Talaadada ayay ahayd markii Markazka Al-Rawda ee Magaalada Bosaso ay ka bilaabatay Nadwadii 12aad ee lagu qabto Magaalada Bosaso, iyadoona Caawa gashay habeenkeedii 3aad , waxaana darsiga caawa oo ku saabsanaa Akhlaaqda Wanaagsan soojeediyay Shiikh Fu’aad...
by admin | Apr 18, 2014 | News, Waxqabad
Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo isagu lahaa darsiga afaraad ee nadwada ayaa caawa soo jeediyay Cashar Ciwaankiisu ahaa Dhibaatooyinka Carabka. Shiikha oo darsiga gudagalay ayaa ugu horayn cadeeyay Muhiimada Carabku leeyahay waxa uuna sheegay Shiikh Maxamuud in sida...
by admin | Apr 18, 2014 | News, Waxqabad
Culumaa’udiinta Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inaan laga tagi karin Gudniinka,kana digay kan Fircooniga ah,ka dib kulan ay la qaatean qaybaha Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Kulanka ayaa waxa ka qayb galay maamulka...
by admin | Apr 17, 2014 | Waxqabad
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn Al-Rowda ayaa xalay waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadarada jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike waxaana cinwaanka muxaadarada uu ahaa Nifaaqa iyo Calaama dahiisa. Sheekh...