by admin | Apr 16, 2014 | News, Waxqabad
Nadwado cilmiyeedkan oo noqonaysa tii 12aad ayaa waxaa ciwaankeedu yahay أعمال القلوب , iyadoona ay ka qayb qaadan doonaan qaar ka mid ah Culimada ugu waawayn soomaaliya . Furitaanka Nadwada ayaa waxa kasoo qayb galay Maamulka Mu’asasada Alminhaaj, Culimo, Cuqaal ,...
by admin | Apr 12, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maali mihii lasoo dhaafay kasocotay caasimada puntland Ee garowe kulancilmiyeed uu soojeedinayay aqoonyahan ka soomaaliyeed cabdifatax maxamuud ducaale (cajab) . Kulamdaan oo loo qabtay bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa waxay socotaymudo dhan 7bari waxaana...
by admin | Apr 10, 2014 | Waxqabad
Kulan cilmiyeed kii 3bari kahor kafuramay masjidka weyn al huda garowe ayaa waxaa uugalay maalin tiisii 3xaad kulankaan waxaa soojedinayay aqoonyahan ka soomaaliyeed Cabdi fataax maxamud (cajab) waxaa aqoonyahan ka oo siweyn looga dareemay dhamaan magaalada garowe...
by admin | Apr 7, 2014 | maqaallo
HORDHAC:-Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunida, waxayna tusaale iyo waano u tahay dad badan oo qaadaya dariiqaas...
by admin | Apr 7, 2014 | News
Suuriya:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa muxaadaro u jeediyey Dhalinyarada magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu ugu jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana Muxaadarada cinwaankeeda uu ahaa Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa codsi ka yimid...