by admin | Sep 7, 2017 | News, Waxqabad
Xaflada xilwareejinta maamulkii hore ee Al-minhaaj Qardho ayaa xalay ka dhacday hoolka shirarka ee hotel gufure xafladaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka gobolka karkaar, maamulka waxbarashada degmada qardho,...
by admin | Sep 6, 2017 | maqaallo, News
1) In la xoojiyo dawladnimada iyo qaanuunku inay sareeyaan, maxaa yeelay qaybo badan oo dadkaas kamid ihi dhibaataynta umadda way u bareereen. 2) Cidii umadda hoggaan iyo maamul u sheegata, waxaa waajib ku ah inay xil wayn iska saaraan waxkaqabadka dadka sharcidarada...
by admin | Sep 5, 2017 | maqaallo
Waa abbaare labadii kun iyo dhawrkii, waxaan arday ka ahaa khurtuum Suudaan, wuxuu Maraykanku weeraray Afgaanistaan, wuxuuna meesha ka saaray dawladii Daalibaan oo aadka loo jeclaa. Waxaa is badalay jawiga wadankii aan joogay oo cirka isku shareeray, kacdoonkuna wuxuu...
by admin | Aug 27, 2017 | News, Waxqabad
Xafladda Furitaanka Machadka Al-Hidaaya Waxaa Kasoo qaybgalay Mamulka Degmada Buurtinlle /Madaxda Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal /Culimada Degmada / Waaridiin Iyo Martisharaf Kalaoobadan . Xafladda Oo ahayd Mid Siheersare ah loo soo agaasimay Dhamaan Madaxdii ka...
by admin | Aug 24, 2017 | News, Waxqabad
Xafladan oo ahayd mid uu xilka kula wareegayo Gudomiyaha cusub ee Mu’asasada Al Minhaaj faraceda Gobalka Nugaal aya lagu qabtey Hool ka Macadka Maryama Bintu Cimraan ee Magalada Garowe. Xil-wareejintaan aya waxa kaso qeyb galey Madaxda Mu’asasada Al...