by admin | Aug 23, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa maanta Kaqalin jabiyay Machadka Khadiija Bintu khuweylid ee Barashada Shareecada Islaamka dufcadii 10aad Ahna Tiradii ugu badnayd ee Intii uu jiray Machadu Kaqalin jabisa. Dufacdaan Maantay Kaqalin jabisay ayaa dhamayd 63arday oo iskugu jirta wiilal iyo...
by admin | Aug 12, 2017 | News, Waxqabad
Xafladdan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Xubno Matalayay Wasaarada Cadaalada Puntland /Culimada Diinta /Madaxda Dhaqanka/ Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj/Sheekh C/risaaq dahi oo ah Sheekha Xalaqaadka Ee Soosaaray Culiamdaan Ayaa kadhacday...
by admin | Aug 10, 2017 | News
Qardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud...
by admin | Aug 10, 2017 | News
Degmada Eyl oo ah Degmo taariikhi ah islamarkaana ah Degmo facwayn waxaa socdaal taariikhi ah kutagay Culimo badan waxaana Hogaaminayay Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf waxaana ku weheliyay Sh Axmed Daahir Xasan/ Sh Maxamed Goane Xoosh Iyo Culimo Kaloo badan . Maamulka...
by admin | Aug 7, 2017 | News, Waxqabad
Qardho:-Nadwadan lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud ahaan...