by admin | Jun 10, 2017 | News, Waxqabad
Kulankaan Balaaran ee Afurka Ganaral Cali Nuur ugu sameeyay maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta ayaa looga gollahaa isdhex galka Ciidanka Asluubta Iyo Maxaabiista Sida uu sheegay Genaral Cali Nur Ma ahan maxaabiistu Kuwa ku xiran jeel ka oo kaliya balse waxay Bartaan...
by admin | Jun 9, 2017 | News, Waxqabad
Boosaaso − Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Xaflada lagu soo afmeerayay Tartanka Quraan Kariimka ee Ardeyda Magaalada Bosaso oo ka dhacday...
by admin | Jun 5, 2017 | News, Waxqabad
Tartankaan oo ah mid sanadwalba Bisha Ramadaan looqabto ardayda Qur’aanka Kabarata Garowe ayaa maantay lagusoo afmeeray Masjidka Al-Huda ee Magaalda garowe . Ardada maantay lagu dhawaaqay in ay u tartamidoonaan tartanka qur’aanka ee heer puntland ayaa maalmihii lasoo...
by admin | May 29, 2017 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Farceeda Gobolka Nugaak Ayaa Maantay oo taariikhdu tahay 29/05/2017 waxay 190 qoys oo dan yar ah raashin ugu qaybisay magaalada Garowe raashinkaan oo ka koobnaa /Bur/Bariis/Sonkor /Timir Iyo Waliba saliid. Waa Sanadkii 4aad oo sidaan oo kale...
by admin | May 27, 2017 | Kaydka Culimada, News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Qaar kamida Axkaamta Soonka. Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey...