by admin | May 26, 2017 | News
Gudiga sare ee Jimciyadda wanaag farridda iyo xumaan reebidda Puntland oo Garoowe shir jaraa’id ku qabtay ayaa ugu baaqay walaalaha Muslimiinta ah inay ka qayb qaataan afurinta walaalohooda aan awoodin inay afuuraan ee Garoowe ku sugan. Sheekh Yaasiin iyo Sheekh...
by admin | May 24, 2017 | News
Nadwadaan oo halku dhigeedu ahaa soodhawaynta Bisha ramadaan ayaa lagu qabtay Masjidka Weyn ee Al-Huda Garowe Nadwadaan oo socotay Hal habeen ayaa lahayd Faa iidooyin Badan Waxayna Timid Waqti Ku haboon Dadkuna ay u baahnaayeen Baraarujin Iyo U sheegid Waxyaabaha...
by admin | May 17, 2017 | News
Xafladaan oo ahayd mid balaaran islamarkaana lagu maamuusayay 9arday oo dhameeysay qur’aanka kariimkaa Iyo 15 arday oo Cilmiga Xalaqaadka Ee Kasocda Tuulada Kalabayr Kabartay Kutub Diini ah. Xafladaan waxaa kasoo qayb galay Madaxda Mu’asasada Al-Minhaaj Ee Gobolka...
by admin | May 16, 2017 | News
Xafladaan oo ahayd mid balaaran islamarkaana ay kasooqayb galeen Maamulaha guud Ee Dugsiga Alwaaxa Waaridiin Macaliin Iyo marti sharaf kaloo badan ayaa kadhacday dugsiga hoose ee alwaaxa oo kuyaal xaafda waabari ee Magaalda Garowe . Ugu horayn Maxamed Cali Axmed Oo...
by admin | May 14, 2017 | News
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Culumada Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeeda, ujeedka shirka ayaa ahaa sidii loo dhageeysan lahaa talada...