by admin | Apr 21, 2017 | News, Waxqabad
Waxa caway soo gaba gabowdayday Nadwo cilmiyeedii ka socotay magaalada boosaaso… Waxaana xiritaanka nadwada kalmado jeediyay qaar ka mid ah culimaada, madaxda dhaqanka iyo aqoonyahanadii ka soo qaygalay nadwada caaway . [nggallery id=55] Ugu danbaytii shiikh...
by admin | Apr 19, 2017 | maqaallo, News, Waxqabad
waxaa caawa gashay habeenkeedii afaraad nadwo cilmiyeedii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso, gaar ahaan masjidka wayn ee Al-rowda. Darsiga caawa ee nadwada ayaa cinwaan kiisu ahaa “ Ilaalinta Midnimada Ummadda iyo Nidaamka Waa Waajib diini ah”, waxaana...
by admin | Apr 18, 2017 | Waxqabad
Nadwadaan oo ahayd tii 15aad oo xiriir ah taas oo sanadwalba lagu Qabto Masjidka Al-Rowda Bosaso waxaa sanadkaan kasoo qaybgalay Culimo Badan kuwaas oo iskaga yimid Dalka Iyo Dibadiisa waxana lagu lafa guray Arimo Badan oo ay ugu weyntahay Kooxda Saaciduun ee...
by admin | Apr 18, 2017 | News
Hay,adda HARO ayaa 09-kii ilaa 14 bishaan ka qeybinaysa deegaano ka tirsan Gobolka Mudug deeq raashin iyo biyo ah oo ka timid dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka, waxaana la gaarsiiyay deeqdaan oo ka faa,iideystay in ka badan 2,000 oo qoys oo la gaarsiiyay...
by admin | Apr 17, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa Caawa Habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii Sannadlaha ahayd ee ka socotay Masjidka Wayn ee Rawda. Ciwaanka muxaadarada ayaa caawa waxa looga hadlayay Wajiga dhabta ah ee jamaacada la baxday Al-Saadicuuna bil Xaq (الوجه الحقيقي لجماعة الصاغ) waxaana soo...