by admin | Apr 1, 2017 | News
Malmö:-Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in lagu qaban doono maalinta 1-4-2017 muxaadarao qiimo badan oo uu soo jeedin doono Sheekh C/raxmaan Abyad waxaana cinwaanka Muxaadarada uu yahay Xadiiskii...
by admin | Apr 1, 2017 | News
Mu’asasada Al-Minhaaj iyo gudiga gurmadka abaaraha ayaa qoysaskani abaartu sida wayn u saamaysay garsiiyay deeq isugu jirta raashiinka noocyadiisa kala duwan iyo waliba biyo, deeganada laga qaybiyay raashiinkan ayaa waxa kamid ahaa deegaanka Uusgure oo katirsan...
by admin | Apr 1, 2017 | News
READ NEXT → Kuuriyada Waqoyi oo loo Fasaxay Maydka Kim Jong-nam Israel oo Deegaamayn Cusub, ka Bilowday Daanta Galbeed. Maraykanka oo Sheegay In Ayna Muhim U Ahayn Ka Saarida Bashaar Al-Asad ee Suuriya Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta...
by admin | Mar 30, 2017 | News
Hargeysa:-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wax laga xumaado ka tilmaamay in Hargeysa laga sameeyo Fashionka dharka oo iskugu jira Ragga iyo Dumarka. Sh. Dirir ayaa wax laga xumaado ku...
by admin | Mar 28, 2017 | News
Boosaaso:-Guddiga ayaa soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray laga soo bilaabo 17/03/2017 ka guddiga ayaa u mahad celiyey dadka sadaqaadka la baxay dibad iyo gudaba waxayna Allaah uga baryeen khayr adduun iyo mid aakhiraba. Hoos a eeg Liiska lacagaha soo gaaray...