by admin | Mar 28, 2017 | News
Deeqdaan oo ka koobnayd Bur Bariis Sonkor Ayaa ahayd mid katimid 8 Jaamacadood oo kuyaal magaalada muqdisho waxaana deeqdaan Gaarsiiyay Tuulada Tuur Oo Katirsan Degmada Ayl Ee Gobolka Nugaal Gudiga Culimada Ee Abaaraha Puntland . Dhamaan Dadkii lagudoon siiyay...
by admin | Mar 26, 2017 | News, Waxqabad
Gudiga oo ka koobnaa Afar Kooxood waxay biyo gaar siiyeen Dhamaan Degmooyinka /Tuulooyinka/Baraha ay Soowada Dageen Dadkii Cayroobay ee kawada tirsan Gobolada Mudug Iyo Nugaal . Kooxahaan oo Dhamaan Tood ka anbabaxay Garowe ayaa u kala jihaystay Mudug Iyo Nugaal...
by admin | Mar 10, 2017 | News
Gudiga Culimada ee Gurmadka Abaaraha ayaa waxaa ay u howl galeen in ay gargaar u fidiyaan dadka Soomaaliyeed oo ay halakeeyeen Abaaruhu iyagoo arrinkaas la kaashanaya waxgaradka iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibada Soomaaliyaa waxaan ay cyulimadu...
by admin | Feb 13, 2017 | News, Waxqabad
Masjidka Cumar Binu khadaab ee magalada Bosaso ayaa lagu Qabtay Xaflad balaaran oo abaalmarimo Iyo Shahaadooyin Cadaynaya In ay Barteen Tafsiirka Qur’aanka kariimkaa Macnihiisa Lagu Fasirayo Afka Somaliga Lagdoon siiyay In Kabada 12arady . Xafladaan Oo Ahayd Mid...
by admin | Feb 13, 2017 | maqaallo, News
Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. Qeybta 1aad:...