by admin | Feb 6, 2017 | News
Culimada KunoolPuntland Gaar Ahaan Magalada Bosaso AyaaKulan Ay Kuqabteen Markiska Alrowda Waxaay Fariin Ugu Direen Baarlamaanka Somali Kuwaas Oo Lafilayo In ay Doortaan Dhawaan Madaxweyne Soomaaliyeed, Waxaa Kulankaan Kaqayb galay Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf Sh...
by admin | Feb 6, 2017 | News
Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta ku wareejisay guddiga Abaaraha Puntland Lacag gaaraysa labo boqol iyo konton kun oo dollar ($250,000) taas oo loogu talagalay dadka ku dhibaataysan abaaraha ragaadiyey dad iyo duunyaba. Shirkaddu ma aha markii ugu horreysay ee ay...
by admin | Feb 4, 2017 | News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Akhlaaqda wanaagsan. Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka...
by admin | Feb 4, 2017 | News
Boosaaso:-Kulan aqoonedkan loo qabto kamid ah ardayda dugsiyada sare ee magalada bosaso ayaa ah mid laqabto xilliga fasaxa teeramka. Ayadoo ay kasoo qayb galeen ku dhowaad 5School iyo in ka badan 75 arday oo isugu jira wiilal iyo hablo una badan gudiyada ardayda ....
by admin | Feb 3, 2017 | News
Xafiiska Horumarinta Dacwada Ee Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal ayaa Caawa Qabatay Midkamid ah Muxaadaraat kii ay bilwalba Mar uqaban jirtay Bulshada garowe Muxaadaraat kaan ayaa Haba Waxaa diirada lagu saaraa Sixida Bulshada iyadoo loo eegayo haba meeshii daran...