by admin | Dec 20, 2016 | News
Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn. Halgan.net oo Khadka Telfanka kula xiriirtay culumada ku...
by admin | Dec 5, 2016 | maqaallo, News
Muqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah oo maanta bayaan qoraal ah ka soo saartay dilkii naxdinta lahaa ee xalay magaalada Muqdisho loogu geystay Sh. Siciid Qalinle ayaa ku tilmaantay dilka Sh. Siciid Qalinle inuu qayb ka yahay taxanihii lugu...
by admin | Dec 5, 2016 | News, Waxqabad
Sudan:-Habeenimadii jimcaha ee ku beegnayd 2/12/2016 ayaa waxaa ka dhacday caasimada Khartuum ee wadanka Sudan, xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo gunaanaday tartan mudo bil ah u soo socday 8 kooxood oo ka mid ah ardayda ka diiwaan gashan xiriirka...
by admin | Dec 5, 2016 | News, Waxqabad
Hindiya Howlwadeenada iyo dhamaan Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa waxay tacsi gaara u dirayaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo wiil yar uu dhalay uu ku dhintay dalka Hindiya waxaana alle uga baryeynaa in uu u naxariisto,wiilka ayaa in muda ah xanuunsanaa. Sh...
by admin | Dec 4, 2016 | News
Mu’asasada Minhaaj G.bari ayaa Waxay ka Bilowday Gudaha Magaalada Boosaso Olole Dacwadeed. Ololahaan oo ujeedkiisu ahaa Wacyigelinta Bulshada Qaybaheeda kala duwan ayaa waxaa kamid ahaa Howihii ay kakoobnayd : [nggallery id=36] 1- Kalmado Laga Soojeediyey 12...