by admin | Nov 28, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Mudug oo kacan kahelaysa Gudoomiyaha Guud Ee Alminhaaj aya raashin u qaybisay 250 qoys oo kamid ah dadkii ku barakacay dagaalkii gaalkacyo islamarkaana kusoo noqday guryahoodii iyaga oo aa in ta badan awoodin in ay helaan waxay cunaan taas...
by admin | Nov 24, 2016 | News
Sheekh C/Rashid Sh Cali Suufi oo kamid ah Wiilashii U Dhalay Sheekhii Somali Cagaha U dhigay In Qur’aanka Lagu akhriyo Sidii Eebe Usoodajiyay Islamarkaana adka Kubaray Tajwiidka ayaa lagu soo dhaweeyay Duleedka bari Ee Garowe . [nggallery id=34] Sh C/rashiid Sh Cali...
by admin | Nov 22, 2016 | News
Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj faraca gobolka bari ayaa soo qaban qaabisay kulan aad ubalaaran oo Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loogu soo dhaweynayey magalada Boosaaso.Kulankaan oo ka dhacay masjidka weyd ee Al-rowda Bosaso ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybo ka...
by admin | Nov 21, 2016 | News
Xafladaan oo ahayd mid balaaray laguna sharfayay arday ka faa iidaysatay Xalaqaadka Cilmiga shareecada oo kasocda masjidka Alraxma ee garowe oo uu sheikh kayahay Sh Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Muuse waxaa kasoo qayb galay Culima Aw diin /Madaxda sare ee Alminhaaj Nugaal...
by admin | Nov 19, 2016 | News
Culimada Garowe ayaa Khudbadihii Jimcaha Intoodabadan waxay kaga hadleen Xaaladaha Taagan oo ay ugu weyntahay Abaaraha waxayna bulshada ugu baaqeen in laysqaato oo lays garab istaago qofwalba awoodiisa Sh.Maxamud Xaajiyusuf Ayaa Sidhab ay waxaa u sheegay in waxa inaku...