by admin | Nov 19, 2016 | News
Roobdoon taan oo ahayd mid in ta badan dadka bosaso iskugu soo baxeen ayaa ahayd sida ay sheegeen dadka bosaso midi ugu weyneeyd ee abid lays kugu soo baxo waxaana laxiray dhamaan goobaha wax barashada Iyo Ganacsiga. Roobdoontaan waxaa kasooqayb galay Culimada Diinta...
by admin | Nov 15, 2016 | News
Roobdoontaan oo dadka garowe kutilmaameen Tii ugu dadbadnayd abid oo dadku iskugu soo baxaan iyaga oo eebahood kabaryaya roob ayaa kadhacday duleedka garowe waxaana lagu qiyaasay Muslimiintii Iskugu timid dad kor u dhaafaya 5000 ooqof . Roobdoontaan waxaa wacdi iyo...
by admin | Nov 15, 2016 | News
Gedo:-Mu’asasada Al-rahma Foundation For Education and Development ayaa tuulada Yaaqle ee gobolka Gedo ka qoday ceel riig ah oo dhererkiisu yahay 210 MTR. Tuulada ayaa ka mid ahayn meelaha ugu dadka badan uguna oonka badan gobolka Gedo, ayadoo ceelka ugu...
by admin | Nov 10, 2016 | News
Waxaa magaaldda garawe baryihii danbe ku soo badanayay Dhismayaasha Cusub oo aan horay looga aqoon garowe kuwaas oo loo dhisayo hababka casrigaa kuwaas oo lajaan qaadaya dhismayaasha caalamka laga dhisto. Waxaa sigaara garowe bilihii danbe ugu soo badanayay Hoteelada...
by admin | Nov 9, 2016 | News
Nairobi:-Nadwo cilmiyeed xalay ka dhacday Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlay Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka waxaana nadwada ka qeyb galaya culumada kala ah . Sheekh Maxamuud Shible Sheekh Dr Feysal...