by admin | Nov 5, 2016 | News
Habeenimadii Jimcada soo galaysay waxaa Masjidka Weyn Al- Rowda Boosaso Lagu Qabtay Nadwo Kooban oo aad Muhiim u ah . Nadawadaa oo ay qayb galeen Qaarka Mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliyed ee ku sugan Gudaha Magaalada Boosaso ayaa Waxaan Lagaga Hadlayey xaaaladaha...
by admin | Nov 1, 2016 | News, Waxqabad
Masjidka Al-Huda Magaaladda Garowe waxaa laguqabtay Xaflad balaaran oo lagu sharfayay 60arday oo baratay kutubta Gundhigga u ah barshada Shareecada qaybaheeda kaladuwan Sida Xadiiska/Caqiidada /Fiqiga /Adabka . Xafladdan oo ay soo buuxdhaafsheen boqolaal Arday Iyo...
by admin | Oct 28, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana Mu’asasadu Ardaydaan kasoo kala xushay Intabadan Goobaha...
by admin | Oct 17, 2016 | News
xafladanayaawaxaakasooqeybgalaydhamaanqeybaha kala duwaneebulshadasidaganacsato, aqoonyahan, qurba jog iyodumarka. UguhoreyntiiwaxaaxafladakahadlaymaamulekuxigeentashirkadaAmtel, ahnaasaasahaxawaalada Amal Express YacquubMohedIsseOrshe, waxaanahadaladiisiika mid ahaa...
by admin | Oct 15, 2016 | News
Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf Oo kamid ah Culimada Sida Aad kaa Looga Yaqaan Guud Ahaan Dalka Ayaa Baaq Nabadayn Ah U diray Maamuladda Puntland&Galmudug Waxaana Sheekhu Kutilmaamay Dagaalakaas In uu yahay Dagaal Fitno Isla markaana uu yahay Mid aan loo baahnayn ....