by admin | Oct 15, 2016 | News
Dr Sh Axmed Jaamac Ismaaciil Mire oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ah na lataliyaha Dhanka Shareecada Islaamka Ee Bank ga amal ayaa masjidka Xaaji Cali Garowe Ku qabtay Muxaadaro Kahadlaysa Habka looga baahan yahay qofka islaamkaa in uu uganacsado Taas oo wafaqsan...
by admin | Oct 11, 2016 | News
Boosaaso:-Maanta oo kale waxaa ay ku beegan maalintii kooxda amniyadka Al-Shabaab ay dileen allaha u naxariistee Sh. Dr Axmed Xaji C/raxmaan Raximahulaah isaga oo sooman 10aadka 1433 xili uu ku soo tukaday Masjidka Xusen Bin Cali ee magaalada Boosaaso ee xarunta...
by admin | Oct 10, 2016 | News
Gaalkacyo Xawaaladda Amal Express laanteeda magaalladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa wada barnaamij dhiira-gelin ah oo ay ku taageerayso ardayda kaalimaha wanaagsan keena. Barnaamijkaan oo Amal Express ay fulinayso sanadkii saddexaad ayaa lacaga...
by admin | Oct 10, 2016 | maqaallo
Qormo yar oo hogetusaale u ah bulshada soomaaliyeed ee hadda la daalaa dhacaysa dhaqangelinta qoondada haweenka ee 30 % si qasab ah (binding qouta law). Waxaa sanadkan, 2016, 10 sano jirsaday, sharciga qoondada haweenka qasabka ah ee dalka Norway laga hirgaliyey...
by admin | Oct 10, 2016 | News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Axmed Nuur waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khushuuca Salaada. Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka Abubakar...