by admin | Sep 8, 2016 | News
Boosaaso:-Waxa maanta ka soo degay dekada weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari dufcadii qalabii 2aad ee lagu dhisi lahaa wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo ah wado aad muhiim u ah. Goobta qalabkaan lagu soo bandhigay ayaa waxaa goob joog ka...
by admin | Sep 6, 2016 | maqaallo
Waa salafi kitaabka iyo sunnada ku dhagan oo dariiqii salafka ku taagan, lana diriraya shirkiga iyo bidcada, isla markaasna hab dhaqankii salafka cilmi ahaan iyo camal ahaanba u qaatay, haddana shaqada ugu caansan ee uu hayo ay tahay durista culimada iyo ducaada aan...
by admin | Sep 4, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasadda Alminhaaj ee Dacwadda iyo Horumarinta ayaa raashin u qaybisay qoysas danyar ah oo ay saamaysay jiilaalka ka jira deegaanadaas , waxaana qoysasku ay gaaraan ilaa iyo 700 oo qoys . 400 oo kaamida qoysaskaas ayaa loogu qaybiyay barxadda wayn ee hoolka...
by admin | Sep 4, 2016 | News
Maamulka Mu’asasada Alminhaaj Heer Puntland ,Heer Gobol iyo Heer degamaba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan qoyskii,ehelkii , qaraabadii , Bahda Golis iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Cumar Max’ed Ciise ( cumarFaaruuq) Hogaankii Ganaacsiga Ee Shirkada Golis...
by admin | Sep 3, 2016 | News, Waxqabad
Hay’adda Islamic Relief Organization ee ka howlgasha Wadanka Sacuudiga Arabiya aya wada qorshe ay deeq cuno gar gaar ah ugu qeybineyso dadka Masaakiin iyo Danyar ah oo ku nool Degaanada Puntland. Howshan qeybinta Cunada Gar gaar ka aha aya waxaa fududeynaya Mu’asada...