by admin | Aug 29, 2016 | News
lamaanihii jacaylka Sh. Axmed Johari iyo Hibo Guuleed ayaa kulan qiimo badan layeeshay Mamulka sare \Macalimiinta Iyo Ardayda wax kabarata Mac-hadka Khadiija Bintu Khuweylid Ee Lagu barto Culuumta Shareecada Xafiiskisa garowe Kulankaan oo ahaa mid qiimo badan...
by admin | Aug 27, 2016 | News, Waxqabad
Carmo:-Waxaa magaalada Carmo habeenimadii Axada ahayd lagu soo gabagabeeyey Nadwo ka socotay maalmihii lasoo dhaafay magaalada laguna qabtay Masaajidka Al- Taqwa. Nadwa Cilmiyeedkaan diniga ah ayaa ahayd tii 8aad oo lagu qabto degmada Carmo waxaana soo Agaasimay...
by admin | Aug 23, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa Magaalada Carmo Habeenimadii Axada ahayd Lagu Soo Gabagabeeyey Nadwo Ka Socotay maalmihii lasoo dhaafay magaaladaas laguna qabtay Masaajidka Al- Taqwa. Nadwa Cilmiyeedkan oo ah mid ii 8aad oo lagu qabto degmadaCarmo ayaa Waxa soo Agaasimay Mu’asasda Al...
by admin | Aug 23, 2016 | News
Boosaso:-Waxaa maanta si wada jir ah heshiis ugu kala saxiixday magaalada Garowe maamulka Jaamacadda Bariga Afrika iyo Masuuliyiin ka socotay Jaamacada caalamiga ah ee Afrika( Intertanional University of Africa),iyadoo heshiiskan qayb ku lahayd Wasaardda Waxbarshada...