by admin | May 12, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda ee Mu’assasada Al Minhaaj mudug ayaa Daawo iyo raashin gaarsiiyay Kaamam ku yaala Duleedka Magaalada Galkacyo. Maxamed Xasan waloore oo ah gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda ee Mu’assasada Al Minhaaj mudug ayaa deeq...
by admin | May 8, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa Galabta raashin uqeybisay 160-ka qof oo kamida Caruurta Agoomaha ee ku nool Magaalada Galkacyo. Raashinkan Galabta ay Mu’assasada Al Minhaaj Mudug uqeybisay Caruurtan Tiradoodu ay gaareyso 160-ka qof ayaa waxaa usoo...
by admin | Apr 29, 2018 | News, Waxqabad
Galdogob: Maamulka sare Ee Mu’assasada Al Minhaaj Galdogob ayaa Magaalada Galdogob kusoo bandhigay warbino ku aadan Kormeerkii Dacwadeed ee dhawaan ku tageen deegaano badan oo kamida Gobalka Mudug. Gudoomiye Farxaan Axmed C/laahi oo warbixinta kusoo bandhigay...
by admin | Apr 27, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiye ku Xigeenka Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Ustaad C/raxmaan Sheekh Bilaal Caad ayaa Galabta ka qeybgalay Xaflad balaaran oo lagu sagootinayay ardayda fasalka 8aad ee iskuulka Imaamu Shaafici ee Magaalada Galkacyo. Ustaad C/raxmaan Sheekh...
by admin | Apr 27, 2018 | News, Waxqabad
Galdogob:- Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda Ee Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Maxamed Xasan Waloore oo maalmihii udambeeyay kuimaada sugnaa Degmada Galdogob ayaa saaka booqdey Deegaanka Qansaxle. Booqashada gudoomiyaha uu ku tagay Deegaanka Qansaxle ayaa...