by admin | Aug 10, 2016 | News
Hay’adda Ixsaan ayaa siminaar ku saabsaan caqiidada ka bilowday masaajidka abuu bakar ee xaafadda Islii. Hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa soo agaasintay siminaar lagu baraanayo caqiiqada, waxaana duruusta siminaarka bixinaya Sh. Maxamed Cabdi Umal. Sh....
by admin | Aug 7, 2016 | News, Waxqabad
Garoowe:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ayaa si adag uga digay bandhig faneed la doonayo in lagu qabto magaalada Garoowe arrintaas oo horboodayaan fanaaniin Qurbo joog ah oo dibada laga keenay kuwaas oo lagu...
by admin | Aug 3, 2016 | News
Finland:-Ka dib markii la soo afmeeray mu’tamarkii islaamiga ahaa ee wadamada Waqoooyiga Yurub oo sannadkan ka dhacay magaalada Helsinki ee xarunta dalkan Finland, ayaa sidii caadadu ahayd waxaa ay culimadu intii joogtay ee aan si deg-deg ah u laaban booqashooyin ku...
by admin | Aug 3, 2016 | News
Minnesota :-Waxaa lagu qabtay Masajidka As-Sunnah xaflad si heersare ah loo Soo agaasimay oo ay ka Soo qaybgaleen Culimada waqooyiga Maraykanka intoodii badnayd iyo dadwayne aad u tiro badan,xafladaas oo lagu daah furaayay Masajidka As-Sunnah Islamic Center oo...
by admin | Jul 29, 2016 | News
Finland:-Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii labaad waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finland Gaar Ahaan Reer Helsinki Iyo Masjidka Al Hudaa waxaana uu mutamarka bilaabanayaa saacadu markay tahay 11:00 xiliga Finland. Shabakadda...