by admin | Jul 27, 2016 | News
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27-July-2016 caasimadda Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasabad lagu daahfurayey dhisme cusub oo uu Bangiga Iftin ka hirgeliyey magaalada Garoowe. Munaasabadd ayaa waxaa kasoo qayb...
by admin | Jul 25, 2016 | News
Helsinki:-Waxaa goor dhaweyd soo gaaray wadanka Finland ee caasimadeyda Helsinki mid ka mid ah culimada ka qayb galeysay Mu’tamarkii 24aad ee iskan danefiyanka sheekhaasi oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Sh.Cabdiwali Sheekha isagoo ka soo kicitamay dalka Uganda....
by admin | Jul 18, 2016 | News
Sh Cabdiraxmaan Axmed Cilmi (Sh Abyad ) oo safar dacwo kusoo maray qaybo badan oo kamid ah dalka ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada garowe Caasumada Puntland waxaana Sheekhu mudadii uu joogay umada u faa iideeyay Muxaadaraat iyo Wacyigalin guud oo uu layeeshay...
by admin | Jul 11, 2016 | News
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hay’adda culimadda Soomaaliya ayaa waxaa lugu cambeereyay weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay maalmihi la soo dhaafay boqortooyadda Sacuudiga. Hay’adda culimadda Soomaaliya ayaa ka digay xadgudubka diineed ee gaaray in la...
by admin | Jul 10, 2016 | News
Laascaanood:-Sh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culimo’udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaan Sheekha soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay waxgaradka magaalada iyo culimada. Sh.Mustafe Xaaji...