by admin | Jul 9, 2016 | News
Waxaa caawa si rasmi ah uga bilaawday masjid Jaamica weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diin ah oo ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimo’udiinka Soomaaliyeed ee si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadisa. Nadwo...
by admin | Jul 6, 2016 | News
Hayadda Haro Xafiiskeeda Somali gaar ahaan Magaalada Garowe ayaa Ciidsii Usameeyay 150 Caruur Agooma ah waxaana tani Imaanaysaa Xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen sidii ay kuhelilahaayeen waxay ku ciidaan. Mas’uuliyiinta Hayadda Haro oo goobta...
by admin | Jul 6, 2016 | News
Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Ee Alxikma oo laga dhagaysto inta badan Degaamana Puntland Iyo Gobolada Dhexe Ee Dalka ayaa malmaha ciidaha waxay samaysaa barnaamij ay ku waraysanayso Culimada soomaliyeed Dalka iyo Dibada . Culimada Ciidaan Ciidul Fidri marti ku...
by admin | Jul 6, 2016 | News
Garowe: Gudoomiyaha Guud Ee Mu’asasada Alminhaaj Sh Maxamed Cabdullahi Cabdulle ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaa uu ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidul Fidriga waxaana alle uga baryey in dhamaan...
by admin | Jul 6, 2016 | News
Helsinki:-Maamulka markazka Al hudaa ee Helsinki Islamic Center oo tahniyada ciida haweda u maranayo dhamaan musliinta caalamka oo dhan waxaanu leenahay kula caam wa’antum biqeyr Taqabalaahu Mina wanimkum wasaalixal acmaal waxaan alle ka baryeeynaa inuu inaga aqbalo...