by admin | Jun 23, 2016 | maqaallo
Badar waa dagaal loogu magac daray goobtii uu dagaalku ka dhacay , dagaalku waxa uu dhacay 13 March 624 Miilaadiga oo ku beegnayd 17 Ramadan sanaddii labaad ii Hijradii Rasuulka ﷺ , Muslimiinta waxaa hogaaminayey Nabi Muxamed ﷺ, Gaaladana waxaa hogaaminayey Camr Binu...
by admin | Jun 20, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday Masjidka Al-Huda Garowe Tartanka Qur’aanka Kariimkaa Degmada Garowe Ee Caasimada Dowladda Puntland waxaana ku tartamayay Inta badan Dugsiyada Qur’aan Waxaana kasoo qayb Galay Arday Garaysa 89 Iskugu Jira wiilal Iyo Gabdho...
by admin | Jun 18, 2016 | News, Waxqabad
Maalinimadii shalay Taariikhduna ku beegnayd 15/06/2016 ayaa Mu’asassada Minhaaj Deeq raashin ah ugu qaybisay gudaha magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoysaskaan Danyarta ah oo dhammantood laga soo xulay qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Boosaso ayaa...
by admin | Jun 16, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal Ayaa sanadwalba Markii lasoo gaaro Bisha Ramadaan Waxay Xaafadaha Magaaladda Garowe kasoo aruurisaa Deeq loo gu talagay in lagaarsiiyo Dadyowga kunool Xaafadaha Garowe Kuwaas Oo Aan haysan waxay Ku afuraan . Ololahaan...
by admin | Jun 16, 2016 | News
Boosaaso − Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aanka Kariimka ah ee ka socday gudaha magaalada Boosaaso.Tartankaan oo labadii maalmood ee ugu Dambeeyey ka socday Masjidka wayn ee Al-...