by admin | May 28, 2016 | News
Xafladaan oo ahayd Mid Si heer sare ah Loo soo agaasimay islamarkaana ay kasoo qayb galeen Macalimiin Culima Aw diin Xubno Kasocda Mu’asasada Alminhaaj Bahda Abwaa Niinta Iyo Marti Sharaf Kaloo Badan . Machadka Daarul Qalam Oo Lafuray Sadex Sano Kahor ayaa Mudadii Uu...
by admin | May 28, 2016 | News, Waxqabad
Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isgu jira soomali aan awoodin inay afuraan iyo oromo iyo yamaniyiin maglaada Bosaso ku soo qaxay. Sanadkii Hore waxaa la.afuriyey magalada bosaso dad gaarayaa 1335 qof dadkaas waxaa lasaaray oo laga afursiiyey...
by admin | May 20, 2016 | News
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda garoowe ayaa maanta oy taariikhdu tahay 19-May-2016, kusoo bandhigay waxqabadkoodii sanadkii tagay hoolka jaamacadda bariga afrika, bandhigan ay mu’asasada al-Minhaaj samaysay ayaa ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay. Waxaa kasoo...
by admin | May 16, 2016 | News
Tababarkan oo Socday Mudada labo bari ah Ayaa Waxaa Loogu Tala Galay In ay ka faaidaystaan Macalimiinta Haysta dugsiyada Quraanka ee magaalada Bosaso . Ujeedooyinka tababarkan loo qabtay ayaa waxaa kamid ahaa: 1- in kor loo qaado xirfada macalimiinta dugsiyada...
by admin | May 10, 2016 | News, Waxqabad
Hay’ada HARO oo ka mid ah kuwa ka howlgala Puntland, ayaa Maanta Gargaar Raashin ah u qaybisay qoysas gaaraya 300, kuwaasoo ay saameyn ku yeesheen abaarihii dhacay sannadkan. Mas’uuliyiinta Hay’adda HARO, ayaa sheegay in raashinkan uu qayb ka yahay Gurmadkii Guddiga...