by admin | May 6, 2016 | News
Waxaa Maalintii labaad gashay Nadwo cilmiyeedka ka socota Masjidka Abuubakar Ee Degmada Buurtinle. Nadwadan ayaa waxaa si maqal iyo muuqaal ah u tabinaya Shabakada Halgan.net. Halgan.net ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah ay si maqal iyo...
by admin | May 5, 2016 | News
Burtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii koowaad ee xalay laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sulaad Sheekh Cabdi Qani Qorane waxaana uu ka hadlay Maqaasida Shareeca iyo xifdinta ruuxa Muslinka . Sheekh Cabdi Qani Qorane...
by admin | May 5, 2016 | News
Burtinle:-Waxaa Maalintii labaad gashay Nadwo cilmiyeedka ka socota Masjidka Abuubakar Ee Degmada Buurtinle. Nadwadan ayaa waxaa si maqal iyo muuqaal ah u tabinaya Shabakada Al-Minhaaj.com. Al-Minhaaj ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah ay...
by admin | May 3, 2016 | News
Nawadaan oo ah tii ugu horaysay oo Culimo waa wayn sidaan oo kale uga soo qayb galaan ayaa imaanaysa Xili Dadka deegaanka Degmada Buurtinle ay baahi weyn u qabaan Kulan Cilmiyeedkaan oo kale. Nadwadaan waxaa Sitoos ah u tabin doona Website Yo Badan oo uu hogaaminayo...
by admin | May 1, 2016 | News
Shirk Jaraa’id oo lagu soo bandhigayay arrintan ayaa lagu qabtay xarunta wayn shirkadda waxana ugu horayn ugu hambalyeeyay macaamiisha warkan farxada leh Mareeyaha Guud ee shirkadda Golis Saciid Aadam Axmed. “Waxaan ugu hambalyaynayaa dhamaan macaamiisha qaaliga ah ee...