by admin | Apr 30, 2016 | News
Carmo oo la aasaasay sanadkii 1993dii ayaa kamid ah magaalooyinka sida xawliga ah u koraya, magaalada oo ku taal laamiga dheer ayaa u jirta magaalada Boosaaso 100km. inkastoo mudadii la aasaasay ay dhawayd hadana waxay leedahay dhamaan adeegyada daruuriga ah...
by admin | Apr 26, 2016 | News
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-April-2016 xafiiskiisa ku qaabilay ardaydii reer Puntland ee dhowaan Tartanka Qur’aanka Kariimka ah kaga qayb gashay Magaalada...
by admin | Apr 20, 2016 | News
Galdogob:-Booqashada oo qaadatay 3 bari ayaa maamulka Mu’assasada iyo qaybo ka mid ah hawlwadeenadeedu ku tageen magaalada Bursaalax oo ka mid ah magaalooyinka sanadahaan danbe sida xawliga ah u korayey kana gudbay heer lagu tilmaamo tuulo, waxayna hadda leedahay...
by admin | Apr 20, 2016 | News
Waxaa Cawa Masjidka Weyn Ee Alrowda Bosaso Lagu Soo Af meeray Nadwadii 14aad ee sixiriir ah loogu qaban jiray masjidka Alrowda Bosaso waxaana Xiritaanka Kahor Muxadaa daro Soo Jeedshay Sh .Axmed Cabdi Samad Cabdulle oo cinwaankeedu ahaa “ caqabada hortaagan midnimada...
by admin | Apr 19, 2016 | News
Bosaaso: Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo...