by admin | Apr 26, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Axmed Maxamed Xirsi ‘’Faratooyo’’ ayaa maanta qado sharaf usameeyay wafdigii uu hogaaminayay Gudoomiyihii hore ee Mu’assasada Al Minhaaj Mudug sheekh Cawil Axmed Muumin. Qado sharaftan oo ujeedkeedu ahaa sidii...
by admin | Apr 26, 2018 | News
Garowe: Ururka Somali Relief Network of North America (SRNNA) ayaa maanta ku dhawaad ilaa 300 oo qof oo u badan caruur kasoo jeeda qoysaska danyarta ee ku nool magaalada Garowe u sameeyay qado alle bari ah oo isugu jidha Hilib iyo Raashin bisil. Dr Aadan Maxamed Ciise...
by admin | Apr 24, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiyaha Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Axmed Maxamed Xirsi ‘’Faratooyo’’ ayaa Galabta Xafiiska ku qaabilay wafdi uu Hogaaminayay Gudoomihii hore ee Mu’assasada Al Minhaaj Mudug oo Magaalada Galkacyo soo gaarey. Wafdigan uu Hogaaminayay Gudoomiyihii...
by admin | Apr 22, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Maxamed Xasan Waloore ayaa galabta gaarsiiyay Kutub qaar kamida Kaamamka ku yaala Duleedka Magaalada Galkacyo. Gudoomiyaha ayaa kutubta waxa uu gaarsiiyay Dugsiyo ku yaala Kaamamka Dan...
by admin | Apr 22, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Xafiiska Dacwada Iyo Tacliinta Ee Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa Maanta Magaalada Galkacyo ka bilaabay olole balaaran oo lagu dhiiragelinayo Ardayda galaysa Imtixaanaadka sanadka waxbarasheedka 2017/2018. Iskuulka Sare Ee Cabdirashiid Cali...