by admin | Apr 10, 2016 | News
Maamulka Machadka Khadiija Binttu-Khuweylid ee Barashada Culuumta Shareecada Islaamka ee Magaalada Garoowe, ayaa u qabtay 36,Arday oo ka qalijebisay Macahdka, Xaflad si wanaagsan loosoo agaasimey oo lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Bariga Afrika, Faraceeda Magaalada...
by admin | Apr 7, 2016 | News, Waxqabad
Culimad Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ugu magaca dheer ayaa Xalay oo bishu ahayd 7/04/2016 waxay nadwo diini ah ku qabteen Masjidka Al-huda Ee Garowe Waxaana Halkudhegu Ahaa (Bayaaninta Xaaladaha Taagan Ee Kusalaysan Manhajka ) waxaana Ugu Horayntiiba Lagu soo...
by admin | Apr 2, 2016 | maqaallo
Muslim Somali jecel Qabyaalad diid ( Abu Cadaala) Musharaxan maamuuska mudan isaga isma soo mutaxin ee waa lasoo sharraxay. Waa qodobka ugu horreeya ee uu kaga duwan yahay musharaxiinta. Qabiil & urur gaar ahna masoo sharraxin. Waxaa ka codsaday inuu madaxweyne...
by admin | Mar 31, 2016 | News
Mu’asasada al-minhaaj ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay tuulooyinka ay abaartu aadka u saamaysay ee hoosyimaada degmada Qardho kuwaasoo kala ah, Yaka ,Dhaxan Shaxda, Libow, Carmo, iyo Higle deeqda ayaana ka koobnayd qaybaha kala duwan ee raashiinka sida bur, bariis,...
by admin | Mar 29, 2016 | News
Ku dhowaad 130 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxay imtixaameen kitaabkii koowaad ee mashruuca barakaysan ee xifdulmutuun. Kaasoo looga gol leeyahay in dhalinta wax barataa ay ka dhismaan aasaaska barashada diinta islaamka. Mashruucaan oo ay isku dubariday...