by admin | Mar 29, 2016 | maqaallo, News
Job Title: Customer Relationship Officer Location:Buurtinle&Laascaanood Reporting to: Branch Manager Position Summary Responsible for all sales related activities for existing and potential customers to achieve the assigned financial targets. This also includes...
by admin | Mar 27, 2016 | News
Habeenimadii Jimca ahayd waxaa ka dhacay Masjidka Ramadan Xaflad si weyn loo soo agaasimay Xafladaas oo lagu maamuusayey Khatimka Tafsiirka Qur’aanka ee ka socday Masjidkaas ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Xafladaan oo ay soo Agaasintay Mu’asasada...
by admin | Mar 25, 2016 | News
Mu’asada Al Minhaaj Faraca Bari gaar ahaan xafiiska tababarka iyo hormarinta oo Maanta Soo Afmeertay Dowro Saddex Maalmood ka Socotay Hoolka Masjidka Al rowda ee Magaalada Boosaso. Dowradan oo Loo Qabtay Dumarka ducaada ah ee Munadamada Kowsar iyo...
by admin | Mar 19, 2016 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Sh Maxamned Cabdi Umal wuxuuna Sheekha Khudbadiisa uga hadlay Diintiina waxaa ukhayrbadan xalaal miirashada.Khudbadii maanta waxay ahayd khudbad aad u qiimo badan Sheekha alaha ka...
by admin | Mar 19, 2016 | News
Buuhoodle:-Qaar ka mida Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoode ayaa maanta booqasho cilmiyeed ku gaadhay qaar ka mida goobaha waxbarashada ee magaalada Widh Widh ee gobolka Cayn . Ardayda oo ay booqdeen dugsiga sare ee...