by admin | Mar 14, 2016 | News
Uururka Dacwada Ee Amalu-Umah oo ay ku midaysan yihiin Gabdhaha kashaqeeya Faafinta dacwada ee xafiiskoodu yahay garowe ayaa soo bandhigay in kabadan 2000 oo kitaabta Qur’aanka Kariimkaa oo ay kusameeyeen Dayac Tir Buuxa waxayna kasoo Aruuriyeen Inkabadan...
by admin | Feb 23, 2016 | News
Boosaaso:-Munaasabad lagu qabtay xarunta wayn ee jaamacadda Bariga Africa ayaa shirkadda Golis Telecom Somalia ay ku wareejisay mid kamid ah hadiyadihii ugu qaalisaa ee ay la wadaagto macaamiisheeda taas oo ay ugu talagashay inay ku dhiiri galiso ardayda jaamacadda...
by admin | Feb 20, 2016 | News
Qaylo Dhaan Taan Ayaa kadanbaysay Kadib Markii Madaxweyne C/wali M Cali Gaas Uu ku dhawaaqay In Puntland Ay Kajirto Amaro In Biyo La’aan waxaana loosaaray Gudi Gaar ah . Hayada Haro Xafiiskeeda Puntland ayaa fariin qaylo dhaan ah Udirtay Umadda Islaamkaa Gaar...
by admin | Feb 20, 2016 | News
Ololahan ku Saabsana Wackigelinta Amniga iyo kadigida qabyaaladda ayaa iskugu jirey Qaybo kala duwan Sida Muxaadarooyin lagu Qabtay Dacwa shaaricyada Magaalada Boosaaso , Khudbadaha Masaajidada , kalimaad Laga sameeyey Masaajida , Nadwo yar oo hal habeen Socotay...
by admin | Feb 17, 2016 | News
Xafladdaan oo ahayd mid si heersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday Xarunta Wey Ee Dr Axmed College magaalda Garowe waxaana looqabtay in kabadan 43arday oo kaqalin jabiyay Mac-hadka waxaana xafladaan kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada/Wasiirku xigeenka...