by admin | Jan 16, 2016 | News
Waxaa dabaqa sare ee masjidka Al-Huda Garowe laguqabtay xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo ahayd mid lagu shaacinayay Ardaydii ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Mac-hadka Khadiija Ee Magaaladda Garowe. Xafladaan waxaa kasoo qaybgalay Xubno Kasocday...
by admin | Jan 14, 2016 | News, Waxqabad
Sheekh maxamed Gaboobe Cabdi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Sucuudiga gaar ahaan Magaaladda Barakaysan ee Makah Al-Mukarama oo booqasho gaaban kuyimid deegaanada Puntland ayaa waxaa uu qabtay Muxaadaro aad muhiim ugu ahayd guud ahaan Bulshada....
by admin | Jan 13, 2016 | News, Waxqabad
Tababar labo cisho soconaya ayaa maanta magalada Bosaso loogu qabtay mu’adiniinta masaajida magalada oo ay soo qaban qaabisay mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaan kasoo qayb galay , wasiirka Cadaalada iyo culimadda Gobalka, qayb kamid ah isimada iyo ganacsato ....
by admin | Jan 6, 2016 | News
3dii-5tii Bisha Janaaayo 2016 waxay Guddigii Culimada ahaa soo gabagabeeyeen Xaqida ama simidda Dhaawacyadii soo kala gaarey Beelihii walaalaha ahaa ee hadda ka hor Colaadu ku dhexmadhay aaga u dhexeeya Magacley iyo qoriley , Guddigaas Culimada ah oo lagu magacaabay...
by admin | Jan 5, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo mudooyinkii danbe waday olole ay guud ahaan bulshada uga digayso khataro badan ayaa maantay wacdi usoo jeedisay Asgarta Saraakiisha Iyo Maxaabiista Xabsiga weyn ee Garowe . Ma ahan kulan kaani kii ugu horeeyay balse...