by admin | Jan 4, 2016 | News
Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane oo ka md ah Issimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii shalay ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, oo ahaa Issim weyn oo laga yaqaan Soomaaliya kuna geeriyooday magaaada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Eng...
by admin | Jan 1, 2016 | News
Xaflad ay soo abuubuleen Wasaaradda Maaliyada Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Bariga Africa ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Hoolka Jaamacadda ee Magaalada Garowe. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas-Wasiirada...
by admin | Dec 25, 2015 | News, Waxqabad
Nadwo Cilmiyeedkaan Oo Socotay 6Habeen ayaa caawa lasoo afmeeray waxaana intaan lasoo xirin Muxaadaro Halkudhigeedu Yahay (إمّا الجّنه وإمّا النّار) soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed waxaana sheekhu caawa dhaqaajiyay Quluubta Muslimiintii Dhagaysanayay Darsiga...
by admin | Dec 24, 2015 | News, Waxqabad
Hooska Dhagayso Darsigii Sh.Cabdi Naasir Xaaji Hoos Kadhagayso Su’aalihii Habeen kii 5aad Nadwadii Kasocotay Masjidka...
by admin | Dec 23, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii 4-aad kasocota Masjidka AL-Huda Magaalada Garowe Nadwadii 8-aad Oo sanadkaan Halkudhigeedu yahay (من دار الغرور الى دار القرار) waxaana kasoo qayb galay Culimo caan ka ah Guud ahaan Dhulka Soomaalidu Degto waxayna Culimadu guud ahaan bulshada Sawir Cad...