by admin | Dec 22, 2015 | News, Waxqabad
Nadwada oo gashay habeenkeedii 3-xaad ayaa caawa halkudhegeedu ahaa(سكرات الموت) waxaana soojeediyay Sh.C/rashiid Maxamed Ismaaciil waxaana sheekhu bulshada xasuusiyay geerida iyo dhibka ay leedahay waxaana sheekhu tusaaleeyay sida ay ugu baasaan imtixaanka dadka...
by admin | Dec 21, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa Caawa oo taariikhdu tahay 10/03/1437 H, Kunabeegan 21/12/2015 Gashay Nadwadii kasocotay Masjidka Alhuda Magaaladda Garowe waxaana caawa Darsi Halku dhigiisu ahaa (اشراط الساعة ) oo saamayn badan yeeshay soojeedshay Sh.Daahir Aw Cabdi waxaana kasoo qaybgalay...
by admin | Dec 20, 2015 | News, Waxqabad
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada garowe, ayaa bilowday habeenimadii axadda ahayd, taariikhduna ku aadanayd 19-Dec-15 nadwo cilmiyeedkii 8-aad, Nadwadan oo ah mid la qabto sanadkiiba mar, oo aalaaba ay kasoo qayb galaan culumada soomaaliyeed kuna baraarujiyaan...
by admin | Dec 17, 2015 | News, Waxqabad
Mu’asasada AL-Minhaaj xafiskeeda gobolka nugaal Waxay Ogay Siinaysaa Dhamaan walaalaha Khayrka JECEL in garowe ay ka bilaabanayso nadwo cilmiyeed kii sanadlaha ahayd sanad kii 8AAD waxaana kaqayb qaadan doona culimo soomaaliyeed oo ka imaandoona gobolada somaliya ...
by admin | Dec 14, 2015 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal ayaa waxay waday maalmihii lasoo dhaafay wacyi galin balaaray wacyigalintaas oo ardayda waxbaratay lagalahadlay Sadex Qodob oo muhiim u ah ardayga iyo Bulshada uu kasoojeedo Mustaqbalkood Waxaana Halkudheg u ahaa Wacyigalinta...