by admin | Dec 11, 2015 | News
Culimadaan oo dowr Lixaad Leh kaqaatay Xal uhelidda Colaadii Gaalkacyo ayaa waxay dib ugu soolaabteen Magaaladda Garowe Xarunta Dowladda Puntland waxayna Hoolka Wey nee Jaamacadda bariga Afrika Ku qabteen Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen Boqolaal Ardayda...
by admin | Dec 10, 2015 | News
Gaalkacyo:-Booqashada oo hadafkeedu ahaa wacyigalin dacwo iyo u kuurgalidda goobaha dacwada iyo tacliinta ee deegaanadaas ayaa waxaa xiiso gaar ah u yeelay inay nagala qayb galeen qurba joog isugu jiray culumo, aqoonyahano iyo akhyaar kala duwan oo qaarkood taageero...
by admin | Dec 8, 2015 | News
Culimadaan oo Warbaahinta Kulahadlay Garowe Kadib Markay ka soolaabteen Gaalkacyo oo ay u tageen Joojinta Colaadii Kadhacday waxaana Culimadaan kamid ahaa Sh.Maxamed Mucalim Axmed Iyo Sh.Maxamuud Xaaji Yuusf . Sh.Maxmed Mucalim Axmed Oo ugu horayntiiba kahadlay...
by admin | Dec 6, 2015 | News, Waxqabad
Subaxnimadii khamiista Bishuna ahayd 3- 11- 2015 ayaa Masjidka weyn ee Al- Rowda ee Boosaaso- qaybtiisa sare lagu qabtay munaasabad kooban oo lagu furayey Barnaamijkii Xalaqaadka Cilmiga aha ee ka soconjiray Masjidka. Madasha Xafladda furitaanka Barnaamijka Xalaqaadka...
by admin | Dec 1, 2015 | News
Gaalkacyo:-Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 01-12-2015 soo gaaray magaalada Gaalkacyo Wafdi Culumo ah oo ka soo amba baxay saaka magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,kaas oo doonaya in uu ka shaqeeyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaada ka aloosan...