by admin | Nov 2, 2015 | News
Tartanka Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe ayaa Wareega 1aad waxaa ku tartamay Afar Murashax oo kala ah Maxamed Karaama,Maxamed faarax, Daa’uud Sakariye, iyo Guuleed Ismaaciil waxaana Wareega 2baad usoo gudbay Daa’uud Sakariye oo...
by admin | Nov 2, 2015 | News
Galdogob:-Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay’adda culumada dalka Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha jamaacada Al-ictisaam oo safar dacwo ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu muxaadaro uu ugu magacdaray ”Asbaabu Najaah ama Sababah lagu...
by admin | Nov 1, 2015 | maqaallo
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa burburkii ku dhacay Dalka wuxuu noqday mid saamayn weyn ku yeeshay dhinacyada waxbarashada , Shaqooyinka, Ciyaaraha , iyo arimaha Bulshada waxaase qaarkood u sii dheeraa Isticmaalka Khamriga iyo Qaadka oo ay Meherad ka dhigteen qaar ka...
by admin | Oct 31, 2015 | News
Galdogob:-Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay’adda culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha jamaacada Al-ictisaam ayaa waxa uu safar dacwo ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Sh.Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa markii uu soo gaaray degmada Galdogob ee...
by admin | Oct 29, 2015 | News, Waxqabad
Taba-barkaan ayaa wuxuu ku suntanaa tababarka taba barayaasha , wuxuuna ka dhacay magaalada Bosaso Hoolka Amal plaza , wuxuuna socday tababarkaani mudadii udhaxaysay16-22 October 2015 waxaana Bixinayay taba-barkaan taba-barayaal ku xeel dheer taba-barka (TOT) oo...