by admin | Oct 29, 2015 | News, Waxqabad
Xarfo-Xaflad ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bali Qardhaas ee Duleedka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Xaflada Caleemo saarka ayaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay,...
by admin | Oct 27, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaaladda garowe Caasimadda Puntland Culimo loodiyaarinayo siday kunoqon lahaayeen Culimada Mustaqbal waxaana culimadaan ay ka koobnaayeen 21 waxayna kakala yimaadeen Gobolada Kala ah Bari Nugaal Mudug Sanaag Karkaar Waxaana...
by admin | Oct 14, 2015 | News
Wafti baalaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille Iyo Sh .Maxamed Macalim Axmed oo 13 bishaan ka an babaxay magaaladda buurtinle ayaa gaaray Tuulada magaclay waxaana ay sii mareen in tabadan dhulkii dagaalku kadhacay waxayna kula kulmeen Waxgarad...
by admin | Oct 13, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa saakay Buurtinle Ka anbabaxay wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille waftigaan oo ka koobanDowladda Puntland Culima Awdiin Isimo Cuqaal Ganacsato ayaa ku wajahan Deegaanadii Culaadu Kadhacday. Inta uusan saakay waftigaan ka an babixin...
by admin | Oct 1, 2015 | News
Ololahaan Oo uu Hormuud ka ahaa Cabdi Naasir Ibraahiim Jaamac oo ah Tababare Dhalinyarada Kawacyi galiya Khatarta Tahriibka oo Gacan weyn kahelaya Ardayda wax kabarata Dugsiga sare ee Ganbool Iyo Qaybo kamid ah Shirkadaha ganacsiga Oo ay Ugu horayso Shirkadda...