by admin | Sep 7, 2015 | News
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dawladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa waxaa uu booqday xarunta Daryeelka iyo Dhaqan-celinta Agoonta ee Magaalada Gaalkacyo. Booqashadaani ayaa u jeed keedu waxaa uu ahaa u kuur galidda...
by admin | Sep 6, 2015 | News
Waxaa Todobaadadii Lasoo Dhaafay Masaajidda Magaaladda Garowe Looga hadlayay Arimo Badan oo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan Kadigi taanka Takfiirka Iyo Shiicada . waxaana Todobaabkaan looga hadlay Ilaalinta Deegaanka Waxaana Khudbo Qiimo badan soo jeedshay Sh Cabdi...
by admin | Sep 5, 2015 | News
Buuhoodle:-Dufcadii ugu horraysay ee ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa maalinimadii shalay ka qalin jabiyay. Munaasabad ay ka soo qayb galeen wufuud qiimo badan oo ka kal socotay magaalooyinka Boosaaso , Garoowe...
by admin | Aug 22, 2015 | maqaallo
Fikrado-hobyonet)Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo u dagaalamayey, kuwana waxaa galiyey hunguri xukun doon ama mid xoolo doon. Waxaa kale oo ay ku kala duwanaayeen...
by admin | Aug 17, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa galabtay oo taariikdu tahay 02/09\1436 oo ku beegan 17/08\2015 Mu’asasada Alminhaaj Gabolka Nugaal ay ku daah furtay Xarun cusub oo lagu baranayo Qur’aanka kariimkaa iyo Wixii Laxiriira Culuumta Shareecada Islaamka . Xaruntaan oo lagu magacaabo...