by admin | Aug 15, 2015 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay xaqa caruurta wuxuuna ahaa cinwaan maanta Ilmahaaga ha udilin cabsi aad ka qabto faqri Hoos ka daawo...
by admin | Aug 9, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay lagu qabtay hoolka jaamacadda bariga Afrika xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafladaan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafayba diyaar garow geeda lagadareemayay gudaha caasimada puntland Ee garowe waxaana Mu’asasada Alminhaaj ay ku soo...
by admin | Aug 2, 2015 | News
Waxaa maanta Xarunta jaamacadda Bariga ee Garoowe lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha Gobalka Dalarna ee dalka Swedan Mursal Ciise kaasi oo dhawaanahan Puntland ku joogay booqasho rasmi ah. Mursal Ciise Gudoomiyaha Gobalka Delarna ee dalka Swedan ayaa uga mahad celiyay...
by admin | Jul 28, 2015 | News
Waxaa shir uga furmay Maaaldda garowe Kolayaasha Kaladuwan Ee Jaamacadda Bariga Afrika Sida Golaha Aas Aasayaasha ,Golaha Boorka ,Iyo GolahaFulinta Shirkaan oo ah Mid lagu soo beego marka uu furmayo Sanad jaamacadeedka ayaa looga tashadaa Baahiyada Jaamacadda Iyo...
by admin | Jul 26, 2015 | News
Gabaygan waxuu Rabbi igu ilhaamiyay inaan curiyo 2011 kii ayaantii la dilay Sh Dr Axmed Xaaji Abdiraxmaan iyo Aabihii dacwada Al.waalid Sh Cabdiqaadir Nuur Faarax Alle ha u naxariisto iyaga iyo kuwii ka horeeyayba waxaana socday olole aad u xoog badan oo ka dhan ah...