+252 90 7798232 [email protected]
Habkee  u dooranaysaa kulliyada  aad  jaamacadda ka gelaysid ?

Habkee u dooranaysaa kulliyada aad jaamacadda ka gelaysid ?

Hordhac. soo noqad majiro shalay wixii saarufoo tegaye waxa saadameetiyo berina  waa su’aal maqane waxay taladu kuu suubantahay subaxaad joogtaaye. Abwaan Xaaji Aadan Afqalooc. DR Tony Campolo oo ahaa bare jaamacadeed ayaa daraasad ku sameeyey 50 qof oo da’doodu kor u...