by admin | Jul 12, 2015 | News, Waxqabad
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda ,...
by admin | Jul 11, 2015 | News, Waxqabad
Xafladaan Oo ahayd Mid Si wanaagsan loo soo agasimay Ay kadhacday Masjidka Weyn Ee Al-Huda Magaalada Garowowe waxaana kasoo qayb galay Xubnaha u sareera Dowladda Puntland Waxaana hogaaminayay MadaxweynECabdi Wali Maxamed Cali Gaas ,Gudomiyaha Baarlamanka Siciid Xasan...
by admin | Jul 9, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay magalada garowe loogu qaybiyay Deeq rashin qoysas danyar ah oo toradoodu gaarayso 2000 oo Qoys waxaana deeq daan ay katimid ( Haayadda Ugargaarka Soomaliya ) Oo lagaleeyahay Wadanka Sucuudi ga waxayna usoo arsiisay Mu’asasada Al-Minhaaj . Waxaana...
by admin | Jul 8, 2015 | News, Waxqabad
Tartankaan oo ah kii shanaad ee noociisa oo kale ah ayaa maantay waxaa uu ka furmay gudaha caasimadda Puntland Ee Garowe gaar ahaan Masjidka Weyn Ee Al-Huda . Waxaana Tartankaan kasoo qaybgalay 27Tartamayaal oo kakalasocday dhamaan Goboladda Puntland waxayna ku...
by admin | Jul 5, 2015 | Waxqabad
waxaa maantay si rasmi ah loo gu soo afmeeray tartanka Qur’aanka kariimkaa oo kasocday masjidka Al-Huda magaalada garowe Tartankaan ayaa ahaa mid 3dexdii bari ee lasoo dhaafay kasocday masjidka Al-huda . waxaana kasoo qayb galay Duqa caasimada Puntland Ee Garowe...