by admin | Jul 4, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay sirasmi ah ugu bilowday Masjidka Al-Huda Magaaldda Garowe Tartanka Qur’aanka kariimkaa Tartankaan oo ah mid loogu soo baxayo Tartanka Heer Puntland Ayaa ahaa sanadkaan Mid Aad U xamaasad Badan Waxaana ardaydii Kasoo Qayb gashay Oo tiradoodu...
by admin | Jul 3, 2015 | News, Waxqabad
Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo horumarinta bulshada iyo wasaarada cadaalada dowlada Puntland ayaa deeq raashiin ah soo gaarsiiyay 1000 Qoys oo isugu jira Qoxootiga Yamani yiinta, Barakacayaasha ku nool magaalada Qardho, agoomaha daarul xanaan iyo qoysaska...
by admin | Jul 1, 2015 | Events, News, Waxqabad
Waxaa maantay Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo gacan kahelaysa Hayda Khayrigaa Ee Oman Charity Organization Oo laga leeyahay Wadanka Cumaan ay u qaybiyeen raashin Dad gaaaya 600 oo qoys kuwaas oo ah dad dan yar ah waxaana laga soo xulay Xaafadaha...
by admin | Jun 29, 2015 | News
Habeenimadii xalay ayaa Jaamacadda Bariga Afrika waxay kulan soo dhaweyn ah u samaysay wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Prof: Abshir Aw Yusuf Ciise , waxaana kulankaas soo dhaweynta wasiirka ku weheliyey xubna kale oo ka tirsan wasaaradda...
by admin | Jun 23, 2015 | maqaallo, News
Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay waxay kawaday Gudaha Magaalada Garowe Ololle ay ku doo nayso in ay dadku gaaraan isku filaansho islamarkaana kan wax haysta wax kasiiyo wixii allah siiyay walalkiis aan haysan wax uu ku Afuro , Waxayna...